Dagaalyahano kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirro)

Ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay labo nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen dagaalyahanada Al Shabaab, kuwaa oo isku soo dhiibay ciidamada maamulka Jubbaland. Labadan nin ay soo bandhigeen ciidamada maamulka Jubbaland ayaa magacyadooda lagu sheegay Cabdi Casiis Maxamed Nuur oo Al-shabaab looga dhex garanayay Iidle iyo Geeddi Maxamed Cali . Saraakiisha … Continue reading Dagaalyahano kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirro)